Tuesday, October 7, 2025
HomeSomali NewsYaa ku horreeya natiijada doorashada Somaliland?

Yaa ku horreeya natiijada doorashada Somaliland?

 

Tirinta codadka doorashadii  madaxtinimo ee shalay ka dhacday maamulka Somaliland ayaa wali ka socota , iyadow  si weyn loo sugayaa natiijada rasmiga ee dorashadaas.

Doorashadan oo ah mid xasaasi ah, ayaa shacabka Somaliland waxa ay codkooda dhiibteen si ay u doortaan hogaanka cusub ee maamulkaasi iyadow dhowrjeer oo hore ay doorashada dib u dhacaday balse maaliiniimadii shalay si rasmi loo bilaabay

Saddexda xisbi ee kala ah KULMIYE , WADANI , UCID  ayaa ku tartamay doorashadan, waxaana u kala sharxan sadax musharax ee kale ah Muuse Biixi, Cabdiraxmaan Cirro, iyo Faysal Cali Waraabe.

walloow aan si rasmii loo sheegain natijada hadane saadaalinta  natiijada hordhaca ah ee ilaa hadda la helay ay sheegayso in musharaxa xisbiga Waddani C/raxmaan ciro o uu helay in ka badan 60% codadkii la dhiibtay, halka madaxweynaha hadda talada haya ee Muuse Biixi uu kaalinta labaad ka galay xisbiga Kulmiya.

doorashada ayaa tii ugu horeysay oo dorashada madaxtooyada iyo tan xisbiyada si isku mid ah loo qabtay ,ururada kaah iyo horseed ayaa natiija wangsan ka keenay doorashadan sidaa ay sadaasha hordhaca ah sheegeyso

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments